×

Oo miyaanay ku socdaalin arlada oo fiirin sida ay aheyd cidhibta kuwii 35:44 Somali translation

Quran infoSomaliSurah FaTir ⮕ (35:44) ayat 44 in Somali

35:44 Surah FaTir ayat 44 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah FaTir ayat 44 - فَاطِر - Page - Juz 22

﴿أَوَلَمۡ يَسِيرُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ فَيَنظُرُواْ كَيۡفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلَّذِينَ مِن قَبۡلِهِمۡ وَكَانُوٓاْ أَشَدَّ مِنۡهُمۡ قُوَّةٗۚ وَمَا كَانَ ٱللَّهُ لِيُعۡجِزَهُۥ مِن شَيۡءٖ فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَلَا فِي ٱلۡأَرۡضِۚ إِنَّهُۥ كَانَ عَلِيمٗا قَدِيرٗا ﴾
[فَاطِر: 44]

Oo miyaanay ku socdaalin arlada oo fiirin sida ay aheyd cidhibta kuwii ka horreeyey, kuwaasoo ahaa kuwo ka xoog badan kuwakani awood ahaan? Oo ma jiro wax Allaah ka baxsan kara oo jooga samooyinka ama arlada midna. Hubaal, waa wax kasta Ogsoone, Awood Badan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أو لم يسيروا في الأرض فينظروا كيف كان عاقبة الذين من قبلهم, باللغة الصومالية

﴿أو لم يسيروا في الأرض فينظروا كيف كان عاقبة الذين من قبلهم﴾ [فَاطِر: 44]

Mahmud Muhammad Abduh
Miyeyna ka soconin dhulka ooyna dayeeynin siday noqotay cidhibtii kuwii ka horreeyey gaaladii Makaad, waxay ahaayeen kuwo ka xoogbadan, Eebana wax ku cajisiya (daaliya) ma jiro Samooyinka iyo dhulka dhexdooda midna, waana oge wax walba kara
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Miyeyna ka soconin dhulka ooyna dayeeynin siday noqotay cidhibtii kuwii ka horreeyey gaaladii Makaad, waxay ahaayeen kuwo ka xoogbadan, Eebana wax ku cajisiya (daaliya) ma jiro Samooyinka iyo dhulka dhexdooda midna, waana oge wax walba kara
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek