×

Oo hadday haweeney ka cabsato dhaqan xumi48 ama jeedsasho Xagga ninkeeda ah, 4:128 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:128) ayat 128 in Somali

4:128 Surah An-Nisa’ ayat 128 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 128 - النِّسَاء - Page - Juz 5

﴿وَإِنِ ٱمۡرَأَةٌ خَافَتۡ مِنۢ بَعۡلِهَا نُشُوزًا أَوۡ إِعۡرَاضٗا فَلَا جُنَاحَ عَلَيۡهِمَآ أَن يُصۡلِحَا بَيۡنَهُمَا صُلۡحٗاۚ وَٱلصُّلۡحُ خَيۡرٞۗ وَأُحۡضِرَتِ ٱلۡأَنفُسُ ٱلشُّحَّۚ وَإِن تُحۡسِنُواْ وَتَتَّقُواْ فَإِنَّ ٱللَّهَ كَانَ بِمَا تَعۡمَلُونَ خَبِيرٗا ﴾
[النِّسَاء: 128]

Oo hadday haweeney ka cabsato dhaqan xumi48 ama jeedsasho Xagga ninkeeda ah, ma jiro eed korkooda ah, hadday ka heshiiyaan dhexdooda heshiis, oo heshiiska baa khayr badan, oo nafaha Aadmiga waxaa lagu laray masuugnimo. Oo haddaad samo fashaan oo iska ilaalisaan (xumaha), haddaba hubaal, Allaah waa u Xog ogaal waxa aad fashaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وإن امرأة خافت من بعلها نشوزا أو إعراضا فلا جناح عليهما أن, باللغة الصومالية

﴿وإن امرأة خافت من بعلها نشوزا أو إعراضا فلا جناح عليهما أن﴾ [النِّسَاء: 128]

Mahmud Muhammad Abduh
hadday Haweeney ka cabsato Ninkeeda xaggiisa fogaansho ama jeedsasho dhib ma saara korkooda hadday heshiiyaan heshiis, heshiiskaana khayr ah, waxaana lagu soo kulmiyey nafta bakhaylnimo, haddaad so Wanaag fashaan ood dhawrsataan Eebe waxaad Camal falaysaan waa ogyahay
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
hadday Haweeney ka cabsato Ninkeeda xaggiisa fogaansho ama jeedsasho dhib ma saara korkooda hadday heshiiyaan heshiis, heshiiskaana khayr ah, waxaana lagu soo kulmiyey nafta bakhaylnimo, haddaad so Wanaag fashaan ood dhawrsataan Eebe waxaad Camal falaysaan waa ogyahay
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek