×

Oo Allaah baa iska leh waxa jira samooyinka iyo waxa jira arlada. 4:131 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:131) ayat 131 in Somali

4:131 Surah An-Nisa’ ayat 131 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 131 - النِّسَاء - Page - Juz 5

﴿وَلِلَّهِ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَا فِي ٱلۡأَرۡضِۗ وَلَقَدۡ وَصَّيۡنَا ٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلۡكِتَٰبَ مِن قَبۡلِكُمۡ وَإِيَّاكُمۡ أَنِ ٱتَّقُواْ ٱللَّهَۚ وَإِن تَكۡفُرُواْ فَإِنَّ لِلَّهِ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَا فِي ٱلۡأَرۡضِۚ وَكَانَ ٱللَّهُ غَنِيًّا حَمِيدٗا ﴾
[النِّسَاء: 131]

Oo Allaah baa iska leh waxa jira samooyinka iyo waxa jira arlada. Oo xaqiiq waxaan xil saarnay kuwii la siiyey Kitaabka ee idinka horreeyey (oo xil idin saaran ah) idinkana (sidoo kale) inaad dhowrtaan (xilalka uu idin saaray) Allaah, oo haddaad Xaqa diiddaan, haddaba hubaal waxa jira samooyinka iyo waxa jira arladaba waxaa iska leh Allaah, oo Allaah waa Hodan Deeqtoon, la Ammaano

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولله ما في السموات وما في الأرض ولقد وصينا الذين أوتوا الكتاب, باللغة الصومالية

﴿ولله ما في السموات وما في الأرض ولقد وصينا الذين أوتوا الكتاب﴾ [النِّسَاء: 131]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebaa iska leh waxa Samaawaadka ku sugan iyo dhulka. waxaana u dardaarnay kuwii la siiyey Kitaabka ee idinka horeeyey iyo idinkaba ka dhawrsada Eebe, haddaadse gaaloowdaan Eebe waxaa u sugnaaday waxa ku sugan Samaawaadka iyo dhulka. Eebana waa hodan Amaanan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebaa iska leh waxa Samaawaadka ku sugan iyo dhulka. waxaana u dardaarnay kuwii la siiyey Kitaabka ee idinka horeeyey iyo idinkaba ka dhawrsada Eebe, haddaadse gaaloowdaan Eebe waxaa u sugnaaday waxa ku sugan Samaawaadka iyo dhulka. Eebana waa hodan Amaanan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek