×

Hubaal, Allaah wuxuu idin amraa inaad siisaan ammaanooyinka cidda iska leh, iyo 4:58 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:58) ayat 58 in Somali

4:58 Surah An-Nisa’ ayat 58 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 58 - النِّسَاء - Page - Juz 5

﴿۞ إِنَّ ٱللَّهَ يَأۡمُرُكُمۡ أَن تُؤَدُّواْ ٱلۡأَمَٰنَٰتِ إِلَىٰٓ أَهۡلِهَا وَإِذَا حَكَمۡتُم بَيۡنَ ٱلنَّاسِ أَن تَحۡكُمُواْ بِٱلۡعَدۡلِۚ إِنَّ ٱللَّهَ نِعِمَّا يَعِظُكُم بِهِۦٓۗ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ سَمِيعَۢا بَصِيرٗا ﴾
[النِّسَاء: 58]

Hubaal, Allaah wuxuu idin amraa inaad siisaan ammaanooyinka cidda iska leh, iyo in markaad u kala garsooreysaan dadka aad ugu kala garsoortaan caddaalad. Hubaal, Waxaa aad u wanaagsan waxa uu Allaah idinku waaniyo. Hubaal, Allaah waa wax kasta Maqle, wax kasta Arka

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إن الله يأمركم أن تؤدوا الأمانات إلى أهلها وإذا حكمتم بين الناس, باللغة الصومالية

﴿إن الله يأمركم أن تؤدوا الأمانات إلى أهلها وإذا حكمتم بين الناس﴾ [النِّسَاء: 58]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe wuxuu idin Fari inaad u Gudaan (siisaan) Amaanada Ehelkeeda, (Ciddeeda) haddaad kala Xukumaysaan Dadkana inaad ku kala Xukuntaan Caddaalad, Eebe waxaa Wanaagsan wuu idinku waanin Eebana waa Maqle Arka
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebe wuxuu idin Fari inaad u Gudaan (siisaan) Amaanada Ehelkeeda, (Ciddeeda) haddaad kala Xukumaysaan Dadkana inaad ku kala Xukuntaan Caddaalad, Eebe waxaa Wanaagsan wuu idinku waanin Eebana waa Maqle Arka
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek