×

Wax kastoo ku haleela oo wanaag ah (Aadmigow) waa xagga Ilaahay, waxase 4:79 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:79) ayat 79 in Somali

4:79 Surah An-Nisa’ ayat 79 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 79 - النِّسَاء - Page - Juz 5

﴿مَّآ أَصَابَكَ مِنۡ حَسَنَةٖ فَمِنَ ٱللَّهِۖ وَمَآ أَصَابَكَ مِن سَيِّئَةٖ فَمِن نَّفۡسِكَۚ وَأَرۡسَلۡنَٰكَ لِلنَّاسِ رَسُولٗاۚ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ شَهِيدٗا ﴾
[النِّسَاء: 79]

Wax kastoo ku haleela oo wanaag ah (Aadmigow) waa xagga Ilaahay, waxase kugu dhaca oo ayaan darro ah waa xagga naftaada. Oo waxaanu kuu soo dirnay (Nabiyow) dadka Rasuul aad u ahaato, oo Allaah baa ku filan Markhaati uu ahaado

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ما أصابك من حسنة فمن الله وما أصابك من سيئة فمن نفسك, باللغة الصومالية

﴿ما أصابك من حسنة فمن الله وما أصابك من سيئة فمن نفسك﴾ [النِّسَاء: 79]

Mahmud Muhammad Abduh
Wixii ku soo gaadha oo Wanaaga waxay ka ahaadeen ebe, wixii kugu dhaea oo Xumaan ahna waxay ka ahaatay Naftaada, waana kuu Diray Dadka adoo Rasuul ah, wuuna ku Filanyahay Eebe Marag
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Wixii ku soo gaadha oo Wanaaga waxay ka ahaadeen ebe, wixii kugu dhaea oo Xumaan ahna waxay ka ahaatay Naftaada, waana kuu Diray Dadka adoo Rasuul ah, wuuna ku Filanyahay Eebe Marag
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek