Quran with Somali translation - Surah Al-hadid ayat 17 - الحدِيد - Page - Juz 27
﴿ٱعۡلَمُوٓاْ أَنَّ ٱللَّهَ يُحۡيِ ٱلۡأَرۡضَ بَعۡدَ مَوۡتِهَاۚ قَدۡ بَيَّنَّا لَكُمُ ٱلۡأٓيَٰتِ لَعَلَّكُمۡ تَعۡقِلُونَ ﴾
[الحدِيد: 17]
﴿اعلموا أن الله يحيي الأرض بعد موتها قد بينا لكم الآيات لعلكم﴾ [الحدِيد: 17]
| Mahmud Muhammad Abduh Ogaada in Eebe nooleeyo Dhulka dhimasho ka dib, wuuna idiin caddeeyay Aayaadka si aad wax u kastaan |
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Ogaada in Eebe nooleeyo Dhulka dhimasho ka dib, wuuna idiin caddeeyay Aayaadka si aad wax u kastaan |