×

Rumeeya Allaah iyo Rasuulkiisa oo wax ka bixiya waxaa uu idiinka dhigay 57:7 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hadid ⮕ (57:7) ayat 7 in Somali

57:7 Surah Al-hadid ayat 7 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hadid ayat 7 - الحدِيد - Page - Juz 27

﴿ءَامِنُواْ بِٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ وَأَنفِقُواْ مِمَّا جَعَلَكُم مُّسۡتَخۡلَفِينَ فِيهِۖ فَٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ مِنكُمۡ وَأَنفَقُواْ لَهُمۡ أَجۡرٞ كَبِيرٞ ﴾
[الحدِيد: 7]

Rumeeya Allaah iyo Rasuulkiisa oo wax ka bixiya waxaa uu idiinka dhigay kuwa u hara4; waayo kuwaa idinka mid ah ee rumeeya oo wax bixiya waxay mudan doonaan Abaalgud aad u Weyn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: آمنوا بالله ورسوله وأنفقوا مما جعلكم مستخلفين فيه فالذين آمنوا منكم وأنفقوا, باللغة الصومالية

﴿آمنوا بالله ورسوله وأنفقوا مما جعلكم مستخلفين فيه فالذين آمنوا منكم وأنفقوا﴾ [الحدِيد: 7]

Mahmud Muhammad Abduh
Rumeeya Eebe iyo Rasuulkiisa, bixiyana waxa ka mid ah wuxuu idiinka dhigay wakiillo (maamulkiisa) kuwa rumeeyay Eebe oo idinka mid ah waxna bixiyay waxay Mudan ajir wayn
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Rumeeya Eebe iyo Rasuulkiisa, bixiyana waxa ka mid ah wuxuu idiinka dhigay wakiillo (maamulkiisa) kuwa rumeeyay Eebe oo idinka mid ah waxna bixiyay waxay Mudan ajir wayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek