×

(Waa) inaad rumeysaan Allaah, iyo Rasuulkiisa (Muxammad), oo u jihaaddaan Jidka Ilaahay 61:11 Somali translation

Quran infoSomaliSurah As-saff ⮕ (61:11) ayat 11 in Somali

61:11 Surah As-saff ayat 11 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah As-saff ayat 11 - الصَّف - Page - Juz 28

﴿تُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ وَتُجَٰهِدُونَ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِ بِأَمۡوَٰلِكُمۡ وَأَنفُسِكُمۡۚ ذَٰلِكُمۡ خَيۡرٞ لَّكُمۡ إِن كُنتُمۡ تَعۡلَمُونَ ﴾
[الصَّف: 11]

(Waa) inaad rumeysaan Allaah, iyo Rasuulkiisa (Muxammad), oo u jihaaddaan Jidka Ilaahay idinkoo u huraya maalkiinna iyo nafahiinnaba, sidaas baa idiin khayr badan haddii aad og tihiiin

❮ Previous Next ❯

ترجمة: تؤمنون بالله ورسوله وتجاهدون في سبيل الله بأموالكم وأنفسكم ذلكم خير لكم, باللغة الصومالية

﴿تؤمنون بالله ورسوله وتجاهدون في سبيل الله بأموالكم وأنفسكم ذلكم خير لكم﴾ [الصَّف: 11]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaad rumaynaysaa Ilaahay iyo Rasuulkiisa waxaadna ku dagaalamaysaan Jidkiisa xaqa ah Xoolihiina iyo Naftiina idinkoo u huri, saasaana idiin khayr roon haddaad tihiin kuwo wax og
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaad rumaynaysaa Ilaahay iyo Rasuulkiisa waxaadna ku dagaalamaysaan Jidkiisa xaqa ah Xoolihiina iyo Naftiina idinkoo u huri, saasaana idiin khayr roon haddaad tihiin kuwo wax og
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek