×

Kan hodanka ahi wax ha ka bixiyo hodantinnimadiisa, oo mid kastoo ilaha 65:7 Somali translation

Quran infoSomaliSurah AT-Talaq ⮕ (65:7) ayat 7 in Somali

65:7 Surah AT-Talaq ayat 7 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah AT-Talaq ayat 7 - الطَّلَاق - Page - Juz 28

﴿لِيُنفِقۡ ذُو سَعَةٖ مِّن سَعَتِهِۦۖ وَمَن قُدِرَ عَلَيۡهِ رِزۡقُهُۥ فَلۡيُنفِقۡ مِمَّآ ءَاتَىٰهُ ٱللَّهُۚ لَا يُكَلِّفُ ٱللَّهُ نَفۡسًا إِلَّا مَآ ءَاتَىٰهَاۚ سَيَجۡعَلُ ٱللَّهُ بَعۡدَ عُسۡرٖ يُسۡرٗا ﴾
[الطَّلَاق: 7]

Kan hodanka ahi wax ha ka bixiyo hodantinnimadiisa, oo mid kastoo ilaha ay wax ka soo galaan cidhiidhi yihiin, ha bixiyo wax ka mid ah waxa uu Allaah siiyey. Allaah ma saaro nafna culeys aan ahayn qaddar waxa uu siiyey ah. Allaah wuxuu keeni faraj iyo fudayd dhibaatada kaddib

❮ Previous Next ❯

ترجمة: لينفق ذو سعة من سعته ومن قدر عليه رزقه فلينفق مما آتاه, باللغة الصومالية

﴿لينفق ذو سعة من سعته ومن قدر عليه رزقه فلينفق مما آتاه﴾ [الطَّلَاق: 7]

Mahmud Muhammad Abduh
Haka nafaqeeyo (masruufo) midka awood xoola leh awooddiisa, kan wax yarna haka nafaqeeyo waxa Eebe siiyey (ee uu karo), Eebana kuma mashaqeeyo naf wuxuusan siinin, Eebana wuxuu yeeli cidhiidhi dabadiis fudayd (faraj)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Haka nafaqeeyo (masruufo) midka awood xoola leh awooddiisa, kan wax yarna haka nafaqeeyo waxa Eebe siiyey (ee uu karo), Eebana kuma mashaqeeyo naf wuxuusan siinin, Eebana wuxuu yeeli cidhiidhi dabadiis fudayd (faraj)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek