×

Waxay yidhaahdeen: Ma waxaad noogu timid inaad naga jeediso waxa aan ka 10:78 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Yunus ⮕ (10:78) ayat 78 in Somali

10:78 Surah Yunus ayat 78 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Yunus ayat 78 - يُونس - Page - Juz 11

﴿قَالُوٓاْ أَجِئۡتَنَا لِتَلۡفِتَنَا عَمَّا وَجَدۡنَا عَلَيۡهِ ءَابَآءَنَا وَتَكُونَ لَكُمَا ٱلۡكِبۡرِيَآءُ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَمَا نَحۡنُ لَكُمَا بِمُؤۡمِنِينَ ﴾
[يُونس: 78]

Waxay yidhaahdeen: Ma waxaad noogu timid inaad naga jeediso waxa aan ka hellay aabbayaashayo,_ iyo (inaad) ku sarreynta arlada markaas aad idinku yeelataan labadiinna? Oo innagu ma nihin kuwo idin rumeysanaya

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قالوا أجئتنا لتلفتنا عما وجدنا عليه آباءنا وتكون لكما الكبرياء في الأرض, باللغة الصومالية

﴿قالوا أجئتنا لتلفتنا عما وجدنا عليه آباءنا وتكون لكما الكبرياء في الأرض﴾ [يُونس: 78]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxayna dhaheen ma waxaad noogu timid inaad naga leexisid waxaan ka hellay Aabayaalkanni oy idiin Ahaato waynaanta Dhulka (xukunka) annagu idinka idin Rumaynnaynno
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek