Quran with Somali translation - Surah Hud ayat 100 - هُود - Page - Juz 12
﴿ذَٰلِكَ مِنۡ أَنۢبَآءِ ٱلۡقُرَىٰ نَقُصُّهُۥ عَلَيۡكَۖ مِنۡهَا قَآئِمٞ وَحَصِيدٞ ﴾
[هُود: 100]
﴿ذلك من أنباء القرى نقصه عليك منها قائم وحصيد﴾ [هُود: 100]
Mahmud Muhammad Abduh arrintaasu waa warkii Magaalooyinka waana kaaga qisoonaynaa, waxaana ka mida kuwo taagan iyo kuwo la halaagay |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu arrintaasu waa warkii Magaalooyinka waana kaaga qisoonaynaa, waxaana ka mida kuwo taagan iyo kuwo la halaagay |