×

Beeraha negaadiga oo ay gali doonaan la jirka kuwa samaha fala ee 13:23 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ar-Ra‘d ⮕ (13:23) ayat 23 in Somali

13:23 Surah Ar-Ra‘d ayat 23 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ar-Ra‘d ayat 23 - الرَّعد - Page - Juz 13

﴿جَنَّٰتُ عَدۡنٖ يَدۡخُلُونَهَا وَمَن صَلَحَ مِنۡ ءَابَآئِهِمۡ وَأَزۡوَٰجِهِمۡ وَذُرِّيَّٰتِهِمۡۖ وَٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ يَدۡخُلُونَ عَلَيۡهِم مِّن كُلِّ بَابٖ ﴾
[الرَّعد: 23]

Beeraha negaadiga oo ay gali doonaan la jirka kuwa samaha fala ee ka mid ah aabbayaashood iyo afooyinkood iyo ubadkoodaba: oo Malaa’igtu waxay uga soo geli doonaan albaab walba (iyagoo leh)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: جنات عدن يدخلونها ومن صلح من آبائهم وأزواجهم وذرياتهم والملائكة يدخلون عليهم, باللغة الصومالية

﴿جنات عدن يدخلونها ومن صلح من آبائهم وأزواجهم وذرياتهم والملائكة يدخلون عليهم﴾ [الرَّعد: 23]

Mahmud Muhammad Abduh
waxaana gali jannada cadnin iyaga iyo cidda suuban oo Aabbayaalkooda, Haweenkooda iyo caruurtooda, Malaa'igtuna waxay uga soo gali irid kasta
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek