×

Oo waxay ku weydiistaan inaad u soo dedejiso xumaanta5 ka hor samaanta, 13:6 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ar-Ra‘d ⮕ (13:6) ayat 6 in Somali

13:6 Surah Ar-Ra‘d ayat 6 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ar-Ra‘d ayat 6 - الرَّعد - Page - Juz 13

﴿وَيَسۡتَعۡجِلُونَكَ بِٱلسَّيِّئَةِ قَبۡلَ ٱلۡحَسَنَةِ وَقَدۡ خَلَتۡ مِن قَبۡلِهِمُ ٱلۡمَثُلَٰتُۗ وَإِنَّ رَبَّكَ لَذُو مَغۡفِرَةٖ لِّلنَّاسِ عَلَىٰ ظُلۡمِهِمۡۖ وَإِنَّ رَبَّكَ لَشَدِيدُ ٱلۡعِقَابِ ﴾
[الرَّعد: 6]

Oo waxay ku weydiistaan inaad u soo dedejiso xumaanta5 ka hor samaanta, oo runtii waxaa tagay tusaalooyin (ciqaabeed) hortood. Oo hubaal Rabbigaa xaqiiq waa u dambi dhaaf badan yahay dadka iyagoo gardarro ku sugan. Oo hubaal Rabbigaa xaqiiq ciqaabtiisu aad bay u Daran tahay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ويستعجلونك بالسيئة قبل الحسنة وقد خلت من قبلهم المثلات وإن ربك لذو, باللغة الصومالية

﴿ويستعجلونك بالسيئة قبل الحسنة وقد خلت من قبلهم المثلات وإن ربك لذو﴾ [الرَّعد: 6]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxayna kaa Dedejisan Xumaan wanaag ka hor Iyadooy Tagtay Hortood tusaalayaal (Ciqaabeed) Eebahaana waa u danbi Dhaafaha dadka iyagoo Dulmi ku sugan Eebahaana waa Ciqaab darane
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxayna kaa Dedejisan Xumaan wanaag ka hor Iyadooy Tagtay Hortood tusaalayaal (Ciqaabeed) Eebahaana waa u danbi Dhaafaha dadka iyagoo Dulmi ku sugan Eebahaana waa Ciqaab darane
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek