×

Oo kuwa rumeysan waaya waxay yidhaahdaan: Maxaa looga soo dejin waayey calaamo 13:7 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ar-Ra‘d ⮕ (13:7) ayat 7 in Somali

13:7 Surah Ar-Ra‘d ayat 7 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ar-Ra‘d ayat 7 - الرَّعد - Page - Juz 13

﴿وَيَقُولُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ لَوۡلَآ أُنزِلَ عَلَيۡهِ ءَايَةٞ مِّن رَّبِّهِۦٓۗ إِنَّمَآ أَنتَ مُنذِرٞۖ وَلِكُلِّ قَوۡمٍ هَادٍ ﴾
[الرَّعد: 7]

Oo kuwa rumeysan waaya waxay yidhaahdaan: Maxaa looga soo dejin waayey calaamo xagga Rabbigi ah? Adigu waxaad tahay oo keliya dige, oo qolo walbaa waxay leeyihiin hanuuniye

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ويقول الذين كفروا لولا أنـزل عليه آية من ربه إنما أنت منذر, باللغة الصومالية

﴿ويقول الذين كفروا لولا أنـزل عليه آية من ربه إنما أنت منذر﴾ [الرَّعد: 7]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxay dheheen kuwii gaaloobay maxaa loogu soo Dejin waayey korkiisa Aayad xagga Eebihiis ka timid, adugu waxaad uun tahay Dige cid kastana waxay leedahay Hanuuniye
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek