×

Oo hubaal waxaa idiinku sugan xoolaha cibrad. Waxaan idinka waraabinnaa waxaa ku 16:66 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nahl ⮕ (16:66) ayat 66 in Somali

16:66 Surah An-Nahl ayat 66 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nahl ayat 66 - النَّحل - Page - Juz 14

﴿وَإِنَّ لَكُمۡ فِي ٱلۡأَنۡعَٰمِ لَعِبۡرَةٗۖ نُّسۡقِيكُم مِّمَّا فِي بُطُونِهِۦ مِنۢ بَيۡنِ فَرۡثٖ وَدَمٖ لَّبَنًا خَالِصٗا سَآئِغٗا لِّلشَّٰرِبِينَ ﴾
[النَّحل: 66]

Oo hubaal waxaa idiinku sugan xoolaha cibrad. Waxaan idinka waraabinnaa waxaa ku jira uurarkooda uus iyo dhiig dhexdood, caano saafi ah, oo u fudud, mari og hunguriga kuwa cabba

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وإن لكم في الأنعام لعبرة نسقيكم مما في بطونه من بين فرث, باللغة الصومالية

﴿وإن لكم في الأنعام لعبرة نسقيكم مما في بطونه من بين فرث﴾ [النَّحل: 66]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaana idiinku sugan Xoolaha Cibrad (Waano qaadasho) waxaana idinka waraabinaa waxa ku sugan Caloosheeda Digo iyo Dhiig dhexdooda ah Caano Saafi ah oo u fudud kuwa Cabbi
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaana idiinku sugan Xoolaha Cibrad (Waano qaadasho) waxaana idinka waraabinaa waxa ku sugan Caloosheeda Digo iyo Dhiig dhexdooda ah Caano Saafi ah oo u fudud kuwa Cabbi
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek