×

Haddaba markii uu ka fogaaday iyaga iyo waxa ay caabudayeenba Allaah sokadi, 19:49 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Maryam ⮕ (19:49) ayat 49 in Somali

19:49 Surah Maryam ayat 49 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Maryam ayat 49 - مَريَم - Page - Juz 16

﴿فَلَمَّا ٱعۡتَزَلَهُمۡ وَمَا يَعۡبُدُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ وَهَبۡنَا لَهُۥٓ إِسۡحَٰقَ وَيَعۡقُوبَۖ وَكُلّٗا جَعَلۡنَا نَبِيّٗا ﴾
[مَريَم: 49]

Haddaba markii uu ka fogaaday iyaga iyo waxa ay caabudayeenba Allaah sokadi, waxaan u hibeynay Isxaaq iyo Yacquub, mid walbaana (oo ka mid ah) Waxaan ka dhignay Nabi

❮ Previous Next ❯

ترجمة: فلما اعتزلهم وما يعبدون من دون الله وهبنا له إسحاق ويعقوب وكلا, باللغة الصومالية

﴿فلما اعتزلهم وما يعبدون من دون الله وهبنا له إسحاق ويعقوب وكلا﴾ [مَريَم: 49]

Mahmud Muhammad Abduh
markuu ka fogaaday iyaga iyo waxay caabudi oo Eebe ka soo hadhay waxaan siinay Isxaaq iyo Yacquub mid kastana waxaan ka yeellay nabi
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
markuu ka fogaaday iyaga iyo waxay caabudi oo Eebe ka soo hadhay waxaan siinay Isxaaq iyo Yacquub mid kastana waxaan ka yeellay nabi
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek