×

Ee Qofkii beddela (dardaaranka) inta uu maqlay kaddib, dambigeedu markaa wuxuu saaran 2:181 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:181) ayat 181 in Somali

2:181 Surah Al-Baqarah ayat 181 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 181 - البَقَرَة - Page - Juz 2

﴿فَمَنۢ بَدَّلَهُۥ بَعۡدَ مَا سَمِعَهُۥ فَإِنَّمَآ إِثۡمُهُۥ عَلَى ٱلَّذِينَ يُبَدِّلُونَهُۥٓۚ إِنَّ ٱللَّهَ سَمِيعٌ عَلِيمٞ ﴾
[البَقَرَة: 181]

Ee Qofkii beddela (dardaaranka) inta uu maqlay kaddib, dambigeedu markaa wuxuu saaran yahay oo keliya kuwa beddela. hubaal Allaah waa wax kasta Maqle, wax kasta Ogsoon

❮ Previous Next ❯

ترجمة: فمن بدله بعد ما سمعه فإنما إثمه على الذين يبدلونه إن الله, باللغة الصومالية

﴿فمن بدله بعد ما سمعه فإنما إثمه على الذين يبدلونه إن الله﴾ [البَقَرَة: 181]

Mahmud Muhammad Abduh
ruuxiise badala dardaaranka intuu maqlay ka dib dambigu wuxuu saaranyahay uun kuwa wax badala, Eebana waa maqle og
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
ruuxiise badala dardaaranka intuu maqlay ka dib dambigu wuxuu saaranyahay uun kuwa wax badala, Eebana waa maqle og
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek