×

Oo kula dagaallama Jidka Ilaahay kuwa idinla dagaallama, oo ha xad- gudbina. 2:190 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:190) ayat 190 in Somali

2:190 Surah Al-Baqarah ayat 190 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 190 - البَقَرَة - Page - Juz 2

﴿وَقَٰتِلُواْ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِ ٱلَّذِينَ يُقَٰتِلُونَكُمۡ وَلَا تَعۡتَدُوٓاْۚ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يُحِبُّ ٱلۡمُعۡتَدِينَ ﴾
[البَقَرَة: 190]

Oo kula dagaallama Jidka Ilaahay kuwa idinla dagaallama, oo ha xad- gudbina. Hubaal Allaah ma jecla xad gudbayaasha

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وقاتلوا في سبيل الله الذين يقاتلونكم ولا تعتدوا إن الله لا يحب, باللغة الصومالية

﴿وقاتلوا في سبيل الله الذين يقاتلونكم ولا تعتدوا إن الله لا يحب﴾ [البَقَرَة: 190]

Mahmud Muhammad Abduh
kula dagaalama Jidka Eebe kuwa idinla dagaalama, hana xadgubina Eebe ma jeelee kuwa xadgudbee
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
kula dagaalama Jidka Eebe kuwa idinla dagaalama, hana xadgubina Eebe ma jeelee kuwa xadgudbee
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek