×

Oo waxaa ka mid ah kuwo yidhaahda: Rabbiyow! Nagu sii wanaag adduunka 2:201 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:201) ayat 201 in Somali

2:201 Surah Al-Baqarah ayat 201 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 201 - البَقَرَة - Page - Juz 2

﴿وَمِنۡهُم مَّن يَقُولُ رَبَّنَآ ءَاتِنَا فِي ٱلدُّنۡيَا حَسَنَةٗ وَفِي ٱلۡأٓخِرَةِ حَسَنَةٗ وَقِنَا عَذَابَ ٱلنَّارِ ﴾
[البَقَرَة: 201]

Oo waxaa ka mid ah kuwo yidhaahda: Rabbiyow! Nagu sii wanaag adduunka , iyo wanaag Aakhirada, oo naga badbaadi cadaabta Naarta

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ومنهم من يقول ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا, باللغة الصومالية

﴿ومنهم من يقول ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا﴾ [البَقَرَة: 201]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxaana ka mid ah Daka kuwo dhihi Eebow na sii adduunka wanaag, aakhirana nasii wanaag, nagana dheeree Cadaabka Naarta
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek