×

Shaydaan wuxuu idinku gooddiyaa faqri, oo wuxuu idin amraa inaad ahaataan bakhayllo 2:268 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:268) ayat 268 in Somali

2:268 Surah Al-Baqarah ayat 268 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 268 - البَقَرَة - Page - Juz 3

﴿ٱلشَّيۡطَٰنُ يَعِدُكُمُ ٱلۡفَقۡرَ وَيَأۡمُرُكُم بِٱلۡفَحۡشَآءِۖ وَٱللَّهُ يَعِدُكُم مَّغۡفِرَةٗ مِّنۡهُ وَفَضۡلٗاۗ وَٱللَّهُ وَٰسِعٌ عَلِيمٞ ﴾
[البَقَرَة: 268]

Shaydaan wuxuu idinku gooddiyaa faqri, oo wuxuu idin amraa inaad ahaataan bakhayllo masuug badan; oo Allaah wuxuu idiin ballan qaadaa dambi dhaaf Xaggiisa ah iyo deeq badan, Oo Allaah waa Deeq Ballaadhane, wax kasta Ogsoon

❮ Previous Next ❯

ترجمة: الشيطان يعدكم الفقر ويأمركم بالفحشاء والله يعدكم مغفرة منه وفضلا والله واسع, باللغة الصومالية

﴿الشيطان يعدكم الفقر ويأمركم بالفحشاء والله يعدكم مغفرة منه وفضلا والله واسع﴾ [البَقَرَة: 268]

Mahmud Muhammad Abduh
Shaydaanku wiixuu idiin yahoohi Faqri, wuxunna idin fari xumaan, Eebana wuxuu idiinyaboohi dambi dhaaf iyo Fadl, Eebana waa waasac (Deeqdiisu) waxna og
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Shaydaanku wuxuu idiin yahoohi Faqri, wuxunna idin fari xumaan, Eebana wuxuu idiinyaboohi dambi dhaaf iyo Fadl, Eebana waa waasac (Deeqdiisu) waxna og
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek