×

Allaah baa iska leh waxa jira samooyinka iyo wax jira arlada, oo 2:284 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:284) ayat 284 in Somali

2:284 Surah Al-Baqarah ayat 284 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 284 - البَقَرَة - Page - Juz 3

﴿لِّلَّهِ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَمَا فِي ٱلۡأَرۡضِۗ وَإِن تُبۡدُواْ مَا فِيٓ أَنفُسِكُمۡ أَوۡ تُخۡفُوهُ يُحَاسِبۡكُم بِهِ ٱللَّهُۖ فَيَغۡفِرُ لِمَن يَشَآءُ وَيُعَذِّبُ مَن يَشَآءُۗ وَٱللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ قَدِيرٌ ﴾
[البَقَرَة: 284]

Allaah baa iska leh waxa jira samooyinka iyo wax jira arlada, oo haddaad muujisaan waxa ku jira nafahiinna ama aad qarisaan. Allaah wuu idin ku xisaabin doonaa, markaas wuxuu u dhaafi qofkuu doono, oo u cadaabi qofkuu doono. Oo Allaah wax walba awood buu ku dul leeyahay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: لله ما في السموات وما في الأرض وإن تبدوا ما في أنفسكم, باللغة الصومالية

﴿لله ما في السموات وما في الأرض وإن تبدوا ما في أنفسكم﴾ [البَقَرَة: 284]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebaa iska leh waxa Samooyinka iyo Dhulka ku sugan, hadaad muujisaan waxa naftiina ku sugan ama qarisaan wuu idin ka xisaabin Eebe, wuuna u dhaafi cidduu doono ama Caadaabi Ciduu doono, Eebena wax kasta (oo uu doono) wuu karaa
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek