×

Oo Waxaan har idiinka yeellay daruuraha, oo idiin soo dejinnay Manna (wax 2:57 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Baqarah ⮕ (2:57) ayat 57 in Somali

2:57 Surah Al-Baqarah ayat 57 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Baqarah ayat 57 - البَقَرَة - Page - Juz 1

﴿وَظَلَّلۡنَا عَلَيۡكُمُ ٱلۡغَمَامَ وَأَنزَلۡنَا عَلَيۡكُمُ ٱلۡمَنَّ وَٱلسَّلۡوَىٰۖ كُلُواْ مِن طَيِّبَٰتِ مَا رَزَقۡنَٰكُمۡۚ وَمَا ظَلَمُونَا وَلَٰكِن كَانُوٓاْ أَنفُسَهُمۡ يَظۡلِمُونَ ﴾
[البَقَرَة: 57]

Oo Waxaan har idiinka yeellay daruuraha, oo idiin soo dejinnay Manna (wax macaan malab sidi ah) iyo Salwaa (hilib shimibireed sida Samaanka):Wax ka cuna waxyaalaha wanaagsan aanu idin siinnay; oo Annaga waxba nooma ay dhimine, laakiinse waxay (uun) u gafayeen nafahooda

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وظللنا عليكم الغمام وأنـزلنا عليكم المن والسلوى كلوا من طيبات ما رزقناكم, باللغة الصومالية

﴿وظللنا عليكم الغمام وأنـزلنا عليكم المن والسلوى كلوا من طيبات ما رزقناكم﴾ [البَقَرَة: 57]

Mahmud Muhammad Abduh
waxaan idinku haddaynay Daruur, waxaan idinku soo dajinay macaan iyo hilib (shimbireed) waxaana idinku nidhi wax ka cuna wanaaggan idiinku arzaaqnay, mana ayan na dulmin, laakiin waxay ahaayeen naftooda uun kuwa dulmiya
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxaan idinku hadhaynay Daruur, waxaan idinku soo dajinay macaan iyo hilib (shimbireed) waxaana idinku nidhi wax ka cuna wanaaggan idiinku arzaaqnay, nama aydaan dulmin, laakiin waxay ahaayeen naftooda uun kuwa dulmiya
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek