×

Waxaan ku nidhi: ‘Dhex geli isaga sanduuq oo ku tuur webiga (Niil), 20:39 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ta-Ha ⮕ (20:39) ayat 39 in Somali

20:39 Surah Ta-Ha ayat 39 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ta-Ha ayat 39 - طه - Page - Juz 16

﴿أَنِ ٱقۡذِفِيهِ فِي ٱلتَّابُوتِ فَٱقۡذِفِيهِ فِي ٱلۡيَمِّ فَلۡيُلۡقِهِ ٱلۡيَمُّ بِٱلسَّاحِلِ يَأۡخُذۡهُ عَدُوّٞ لِّي وَعَدُوّٞ لَّهُۥۚ وَأَلۡقَيۡتُ عَلَيۡكَ مَحَبَّةٗ مِّنِّي وَلِتُصۡنَعَ عَلَىٰ عَيۡنِيٓ ﴾
[طه: 39]

Waxaan ku nidhi: ‘Dhex geli isaga sanduuq oo ku tuur webiga (Niil), kolkaasna webigu wuxuu ku tuuri doonaa xeebta, halkaas waxaa qaadan doona mid cadow ii ah, oo isagana cadow u ah! Oo Waxaan ku tuuray dushaada jaceyl lagu jeclaado Xaggeyga ah5, iyo in lagugu barbaariyo Ishayda horteed (waa ilaalinteyda iyo ogaanshaheyga)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أن اقذفيه في التابوت فاقذفيه في اليم فليلقه اليم بالساحل يأخذه عدو, باللغة الصومالية

﴿أن اقذفيه في التابوت فاقذفيه في اليم فليلقه اليم بالساحل يأخذه عدو﴾ [طه: 39]

Mahmud Muhammad Abduh
ku Tuur Muuse Taabud, kuna tuur Taabuudka Hirka Badda, Hirkuna ha ku rido Xeebta, waxaa qaadan Colkayga iyo Colkiisa (Fircoon), waxaana kugu tuuray Jeceylkeyga korkaaga iyo in lagu barbaariyo Ilaalintayda
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
ku Tuur Muuse Taabud, kuna tuur Taabuudka Hirka Badda, Hirkuna ha ku rido Xeebta, waxaa qaadan Colkayga iyo Colkiisa (Fircoon), waxaana kugu tuuray Jeceylkeyga korkaaga iyo in lagu barbaariyo Ilaalintayda
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek