Quran with Somali translation - Surah Ta-Ha ayat 57 - طه - Page - Juz 16
﴿قَالَ أَجِئۡتَنَا لِتُخۡرِجَنَا مِنۡ أَرۡضِنَا بِسِحۡرِكَ يَٰمُوسَىٰ ﴾
[طه: 57]
﴿قال أجئتنا لتخرجنا من أرضنا بسحرك ياموسى﴾ [طه: 57]
Mahmud Muhammad Abduh Wuxuu yidhi (Fircoon) Ma waxaad noola timid Inaad nagaga Bixiso Dhulkanaga Sixirkaaga Muusow |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Wuxuu yidhi (Fircoon) Ma waxaad noola timid Inaad nagaga Bixiso Dhulkanaga Sixirkaaga Muusow |