×

Oo waxaa ka mid ah dadka mid u caabuda Ilaahay si dhinac 22:11 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hajj ⮕ (22:11) ayat 11 in Somali

22:11 Surah Al-hajj ayat 11 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hajj ayat 11 - الحج - Page - Juz 17

﴿وَمِنَ ٱلنَّاسِ مَن يَعۡبُدُ ٱللَّهَ عَلَىٰ حَرۡفٖۖ فَإِنۡ أَصَابَهُۥ خَيۡرٌ ٱطۡمَأَنَّ بِهِۦۖ وَإِنۡ أَصَابَتۡهُ فِتۡنَةٌ ٱنقَلَبَ عَلَىٰ وَجۡهِهِۦ خَسِرَ ٱلدُّنۡيَا وَٱلۡأٓخِرَةَۚ ذَٰلِكَ هُوَ ٱلۡخُسۡرَانُ ٱلۡمُبِينُ ﴾
[الحج: 11]

Oo waxaa ka mid ah dadka mid u caabuda Ilaahay si dhinac ka joog ah1 ( shaki qaba); haddii uu khayr helo, ku xasila kheyrka (iyo diinta) haddiise la marsiiyo imtixaan, u gaddooma wejigiisa (gaalooba) wuxuu khasaaraa adduunka iyo aakhiradaba. Kaasi waa khasaaro iska cad

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ومن الناس من يعبد الله على حرف فإن أصابه خير اطمأن به, باللغة الصومالية

﴿ومن الناس من يعبد الله على حرف فإن أصابه خير اطمأن به﴾ [الحج: 11]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaa ka mid ah Dadka mid u Caabudi (Eebe) Dhinac (Shaki) Hadduu soo Gaadho Khayra Xasili, Hadduu soo Gaadho Imtixaan (Dhibna) u Gabdooma Wajigiisa (Gaalooba) wuxuu Khasaariyey Adduun iyo Aakhiraba Kaasina waa Khasaaraha Cad uun
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaa ka mid ah Dadka mid u Caabudi (Eebe) Dhinac (Shaki) Hadduu soo Gaadho Khayra Xasili, Hadduu soo Gaadho Imtixaan (Dhibna) u Gabdooma Wajigiisa (Gaalooba) wuxuu Khasaariyey Adduun iyo Aakhiraba Kaasina waa Khasaaraha Cad uun
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek