Quran with Somali translation - Surah Al-hajj ayat 38 - الحج - Page - Juz 17
﴿۞ إِنَّ ٱللَّهَ يُدَٰفِعُ عَنِ ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يُحِبُّ كُلَّ خَوَّانٖ كَفُورٍ ﴾
[الحج: 38]
﴿إن الله يدافع عن الذين آمنوا إن الله لا يحب كل خوان﴾ [الحج: 38]
Mahmud Muhammad Abduh Eebana wuu Daafacaa kuwa Rumeeyey (Xaqa) Eebana ma Jecla mid kastoo Khayaamo Badan oo Gaalimo Badan |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Eebana wuu Daafacaa kuwa Rumeeyey (Xaqa) Eebana ma Jecla mid kastoo Khayaamo Badan oo Gaalimo Badan |