×

Idan (inay daggaalaamaan) baa la siiyey kuwa dagaalka lagu hayo in la 22:39 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hajj ⮕ (22:39) ayat 39 in Somali

22:39 Surah Al-hajj ayat 39 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hajj ayat 39 - الحج - Page - Juz 17

﴿أُذِنَ لِلَّذِينَ يُقَٰتَلُونَ بِأَنَّهُمۡ ظُلِمُواْۚ وَإِنَّ ٱللَّهَ عَلَىٰ نَصۡرِهِمۡ لَقَدِيرٌ ﴾
[الحج: 39]

Idan (inay daggaalaamaan) baa la siiyey kuwa dagaalka lagu hayo in la dulmiyey darteed15, oo Allaah waa uu Karaa inuu guul siiyo

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أذن للذين يقاتلون بأنهم ظلموا وإن الله على نصرهم لقدير, باللغة الصومالية

﴿أذن للذين يقاتلون بأنهم ظلموا وإن الله على نصرهم لقدير﴾ [الحج: 39]

Mahmud Muhammad Abduh
waxaa loo Idmay kuwa lala Dagaallami (inay Dagaalamaan) maxaayeelay waa la Dulmiyey Eebena Gargaarkooda wuu Karaa
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxaa loo Idmay kuwa lala Dagaallami (inay Dagaalamaan) maxaayeelay waa la Dulmiyey Eebena Gargaarkooda wuu Karaa
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek