Quran with Somali translation - Surah Ash-Shu‘ara’ ayat 21 - الشعراء - Page - Juz 19
﴿فَفَرَرۡتُ مِنكُمۡ لَمَّا خِفۡتُكُمۡ فَوَهَبَ لِي رَبِّي حُكۡمٗا وَجَعَلَنِي مِنَ ٱلۡمُرۡسَلِينَ ﴾
[الشعراء: 21]
﴿ففررت منكم لما خفتكم فوهب لي ربي حكما وجعلني من المرسلين﴾ [الشعراء: 21]
Mahmud Muhammad Abduh Waana Idinka Cararay Markaan Idinka Cabsaday Markaasuu Eebe I siiyey Nabinimo, Igana Yeelay kuwa La Diray (Rasuul) |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Waana Idinka Cararay Markaan Idinka Cabsaday Markaasuu Eebe I siiyey Nabinimo, Igana Yeelay kuwa La Diray (Rasuul) |