×

Oo wax kastoo la idin siiyo oo wuxuun ahi waa uun sahay 28:60 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Qasas ⮕ (28:60) ayat 60 in Somali

28:60 Surah Al-Qasas ayat 60 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Qasas ayat 60 - القَصَص - Page - Juz 20

﴿وَمَآ أُوتِيتُم مِّن شَيۡءٖ فَمَتَٰعُ ٱلۡحَيَوٰةِ ٱلدُّنۡيَا وَزِينَتُهَاۚ وَمَا عِندَ ٱللَّهِ خَيۡرٞ وَأَبۡقَىٰٓۚ أَفَلَا تَعۡقِلُونَ ﴾
[القَصَص: 60]

Oo wax kastoo la idin siiyo oo wuxuun ahi waa uun sahay nolosha adduunkan iyo quruxdeeda, waxase (Aakhirada) Allaah agtiis ah baa khayr badan oo daa’insan. Ee mawaydaan haddaba garowsaneyn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وما أوتيتم من شيء فمتاع الحياة الدنيا وزينتها وما عند الله خير, باللغة الصومالية

﴿وما أوتيتم من شيء فمتاع الحياة الدنيا وزينتها وما عند الله خير﴾ [القَصَص: 60]

Mahmud Muhammad Abduh
Wixii Laydin Siiyey oo Wax ah waa uun Raaxada Nolasha Dhaw iyo Quruxdeed waxase Eebe Agtiisa ah yaa Khayr Roon oo Hadhid badan ee Miyeydaan wax Kasayn
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Wixii Laydin Siiyey oo Wax ah waa uun Raaxada Nolasha Dhaw iyo Quruxdeed waxase Eebe Agtiisa ah yaa Khayr Roon oo Hadhid badan ee Miyeydaan wax Kasayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek