Quran with Somali translation - Surah Al-‘Ankabut ayat 65 - العَنكبُوت - Page - Juz 21
﴿فَإِذَا رَكِبُواْ فِي ٱلۡفُلۡكِ دَعَوُاْ ٱللَّهَ مُخۡلِصِينَ لَهُ ٱلدِّينَ فَلَمَّا نَجَّىٰهُمۡ إِلَى ٱلۡبَرِّ إِذَا هُمۡ يُشۡرِكُونَ ﴾
[العَنكبُوت: 65]
﴿فإذا ركبوا في الفلك دعوا الله مخلصين له الدين فلما نجاهم إلى﴾ [العَنكبُوت: 65]
Mahmud Muhammad Abduh markay koraan Doonta waxay baryaan Eebe iyagoo u kaliyeeli Cibaadada, markuu u koriyo (oo geeyo) Barrigana (Dhulkana) markaasay u shariigyeelaan (wax la caabudaan) |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu markay koraan Doonta waxay baryaan Eebe iyagoo u kaliyeeli Cibaadada, markuu u koriyo (oo geeyo) Barrigana (Dhulkana) markaasay u shariigyeelaan (wax la caabudaan) |