×

Oo wax waliba oo khayr ah ay falaan lagama dayrin doono abaalkooda; 3:115 Somali translation

Quran infoSomaliSurah al-‘Imran ⮕ (3:115) ayat 115 in Somali

3:115 Surah al-‘Imran ayat 115 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah al-‘Imran ayat 115 - آل عِمران - Page - Juz 4

﴿وَمَا يَفۡعَلُواْ مِنۡ خَيۡرٖ فَلَن يُكۡفَرُوهُۗ وَٱللَّهُ عَلِيمُۢ بِٱلۡمُتَّقِينَ ﴾
[آل عِمران: 115]

Oo wax waliba oo khayr ah ay falaan lagama dayrin doono abaalkooda; oo Allaah wuu Og yahay kuwa iska jira (xumaha)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وما يفعلوا من خير فلن يكفروه والله عليم بالمتقين, باللغة الصومالية

﴿وما يفعلوا من خير فلن يكفروه والله عليم بالمتقين﴾ [آل عِمران: 115]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxay Falaan oo Khayr ah laga ma qariyo (Dayaeo), Eebana waa ogyahay kuwa dhawrsada
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxay Falaan oo Khayr ah laga ma qariyo (Daayo), Eebana waa ogyahay kuwa dhawrsada
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek