×

Xaqiiq waxaa idiinku jirtay calaamo labadii ciidammood ee ku kulantay (dagaalkii Badar): 3:13 Somali translation

Quran infoSomaliSurah al-‘Imran ⮕ (3:13) ayat 13 in Somali

3:13 Surah al-‘Imran ayat 13 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah al-‘Imran ayat 13 - آل عِمران - Page - Juz 3

﴿قَدۡ كَانَ لَكُمۡ ءَايَةٞ فِي فِئَتَيۡنِ ٱلۡتَقَتَاۖ فِئَةٞ تُقَٰتِلُ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِ وَأُخۡرَىٰ كَافِرَةٞ يَرَوۡنَهُم مِّثۡلَيۡهِمۡ رَأۡيَ ٱلۡعَيۡنِۚ وَٱللَّهُ يُؤَيِّدُ بِنَصۡرِهِۦ مَن يَشَآءُۚ إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَعِبۡرَةٗ لِّأُوْلِي ٱلۡأَبۡصَٰرِ ﴾
[آل عِمران: 13]

Xaqiiq waxaa idiinku jirtay calaamo labadii ciidammood ee ku kulantay (dagaalkii Badar): Koox u dagaallameysay Jidka Ilaahay dartii, iyo tan kaloo gaal ahayd waxay u arkeen labo jibbaarkood tiro ahaan xagga aragtida isha (inkastoo ay ahaayeen seddex jibbaarkood). Oo Allaah wuxuu ku xoojiyaa taageeradiisa qofkuu doono. hubaal tani waxaa ugu jirta cibrad kuwa aragtida dheer leh

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قد كان لكم آية في فئتين التقتا فئة تقاتل في سبيل الله, باللغة الصومالية

﴿قد كان لكم آية في فئتين التقتا فئة تقاتل في سبيل الله﴾ [آل عِمران: 13]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxaa iddinku sugan Aayad Labo Kooxood oo kulmay (Dagaalarnay) Kooxu Waxay ku Dagaalami Jidka Eebe tan kalana waa Gaal, waxyna ku arkaan Mu'miniinta laba Jibaarkood Xagga aragtida Isha, Eebana waa ku ayidaa (Xoojiyaa) Gargaarkiisa Cidduu doono arrintaasna waanaa ugu sugan Ciddii Arag leh (wax garan)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek