×

Oo waxaa ka mid ah Calaamooyinkiisa inay samada iyo arlada ku sakhiran 30:25 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ar-Rum ⮕ (30:25) ayat 25 in Somali

30:25 Surah Ar-Rum ayat 25 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ar-Rum ayat 25 - الرُّوم - Page - Juz 21

﴿وَمِنۡ ءَايَٰتِهِۦٓ أَن تَقُومَ ٱلسَّمَآءُ وَٱلۡأَرۡضُ بِأَمۡرِهِۦۚ ثُمَّ إِذَا دَعَاكُمۡ دَعۡوَةٗ مِّنَ ٱلۡأَرۡضِ إِذَآ أَنتُمۡ تَخۡرُجُونَ ﴾
[الرُّوم: 25]

Oo waxaa ka mid ah Calaamooyinkiisa inay samada iyo arlada ku sakhiran yihiin Amarkiisa, haddana marka uu idiinka yeedho yeermo keliya dhulka, aad kolkiiba soo bixi doontaaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ومن آياته أن تقوم السماء والأرض بأمره ثم إذا دعاكم دعوة من, باللغة الصومالية

﴿ومن آياته أن تقوم السماء والأرض بأمره ثم إذا دعاكم دعوة من﴾ [الرُّوم: 25]

Mahmud Muhammad Abduh
waxaa ka mid ah Aayaadka ku tusin (qudrada) Eebe inay Samada iyo Dhulku ku taaganyihiin amarka Eebe, markuu Dhulka idiinka yeedhana (soobixinta) aad durba soo baxdaan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxaa ka mid ah Aayaadka ku tusin (qudrada) Eebe inay Samada iyo Dhulku ku taaganyihiin amarka Eebe, markuu Dhulka idiinka yeedhana (soobixinta) aad durba soo baxdaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek