Quran with Somali translation - Surah Ar-Rum ayat 26 - الرُّوم - Page - Juz 21
﴿وَلَهُۥ مَن فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۖ كُلّٞ لَّهُۥ قَٰنِتُونَ ﴾
[الرُّوم: 26]
﴿وله من في السموات والأرض كل له قانتون﴾ [الرُّوم: 26]
Mahmud Muhammad Abduh Eebaa iska leh waxa Samooyinka iyo Dhulkaba ku sugan, isagayna u khushuucaan (u hogaansamaan) |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Eebaa iska leh waxa Samooyinka iyo Dhulkaba ku sugan, isagayna u khushuucaan (u hogaansamaan) |