Quran with Somali translation - Surah Ar-Rum ayat 34 - الرُّوم - Page - Juz 21
﴿لِيَكۡفُرُواْ بِمَآ ءَاتَيۡنَٰهُمۡۚ فَتَمَتَّعُواْ فَسَوۡفَ تَعۡلَمُونَ ﴾
[الرُّوم: 34]
﴿ليكفروا بما آتيناهم فتمتعوا فسوف تعلمون﴾ [الرُّوم: 34]
| Mahmud Muhammad Abduh si ay uga gaaloobaan waxaan siinney, iska raaxaysta, waadna ogaandoontaan Cidhibta raaxadaasi |
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu si ay uga gaaloobaan waxaan siinney, iska raaxaysta, waadna ogaandoontaan Cidhibta raaxadaasi |