Quran with Somali translation - Surah Saba’ ayat 2 - سَبإ - Page - Juz 22
﴿يَعۡلَمُ مَا يَلِجُ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَمَا يَخۡرُجُ مِنۡهَا وَمَا يَنزِلُ مِنَ ٱلسَّمَآءِ وَمَا يَعۡرُجُ فِيهَاۚ وَهُوَ ٱلرَّحِيمُ ٱلۡغَفُورُ ﴾
[سَبإ: 2]
﴿يعلم ما يلج في الأرض وما يخرج منها وما ينـزل من السماء﴾ [سَبإ: 2]
Mahmud Muhammad Abduh wuxuuna ogyahay waxa dhulka gali iyo waxa ka soobixi iyo waxa ka soodagi samada iyo waxa u kori, waana naxariiste dambidhaafa ah |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu wuxuuna ogyahay waxa dhulka gali iyo waxa ka soobixi iyo waxa ka soodagi samada iyo waxa u kori, waana naxariiste dambidhaafa ah |