×

Dadow! Xusuusta Nicamadda Ilaahay dushiinna; Ma waxaa jira abuure kale aan ahayn 35:3 Somali translation

Quran infoSomaliSurah FaTir ⮕ (35:3) ayat 3 in Somali

35:3 Surah FaTir ayat 3 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah FaTir ayat 3 - فَاطِر - Page - Juz 22

﴿يَٰٓأَيُّهَا ٱلنَّاسُ ٱذۡكُرُواْ نِعۡمَتَ ٱللَّهِ عَلَيۡكُمۡۚ هَلۡ مِنۡ خَٰلِقٍ غَيۡرُ ٱللَّهِ يَرۡزُقُكُم مِّنَ ٱلسَّمَآءِ وَٱلۡأَرۡضِۚ لَآ إِلَٰهَ إِلَّا هُوَۖ فَأَنَّىٰ تُؤۡفَكُونَ ﴾
[فَاطِر: 3]

Dadow! Xusuusta Nicamadda Ilaahay dushiinna; Ma waxaa jira abuure kale aan ahayn Allaah oo idinka arsaaqa cirka iyo dhulka? Ma jiro Ilaah aan Isaga ahayn. Ee xaggee baa haddaba la idiinka iilay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ياأيها الناس اذكروا نعمة الله عليكم هل من خالق غير الله يرزقكم, باللغة الصومالية

﴿ياأيها الناس اذكروا نعمة الله عليكم هل من خالق غير الله يرزقكم﴾ [فَاطِر: 3]

Mahmud Muhammad Abduh
Dadow xusuusnaada nicmada Eebe korkiina ah, abuure kale ma jiraa oo Eebe ka soo haday oo idinka arsuqi samada iyo dhulka, Eebe mooyee ilaah kale majiro ee xaggee laydiin ka iilii xaqa
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Dadow xusuusnaada nicmada Eebe korkiina ah, abuure kale ma jiraa oo Eebe ka soo haday oo idinka arsuqi samada iyo dhulka, Eebe mooyee ilaah kale majiro ee xaggee laydiin ka iilii xaqa
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek