Quran with Somali translation - Surah As-saffat ayat 37 - الصَّافَات - Page - Juz 23
﴿بَلۡ جَآءَ بِٱلۡحَقِّ وَصَدَّقَ ٱلۡمُرۡسَلِينَ ﴾
[الصَّافَات: 37]
﴿بل جاء بالحق وصدق المرسلين﴾ [الصَّافَات: 37]
| Mahmud Muhammad Abduh Saas ma ahaa ee wuxuu la yimid (Nabigu) xaq wuuna rumeeyey Rasuulladii (Eebe soodiray) |
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Saas ma ahaa ee wuxuu la yimid (Nabigu) xaq wuuna rumeeyey Rasuulladii (Eebe soodiray) |