Quran with Somali translation - Surah sad ayat 10 - صٓ - Page - Juz 23
﴿أَمۡ لَهُم مُّلۡكُ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَمَا بَيۡنَهُمَاۖ فَلۡيَرۡتَقُواْ فِي ٱلۡأَسۡبَٰبِ ﴾
[صٓ: 10]
﴿أم لهم ملك السموات والأرض وما بينهما فليرتقوا في الأسباب﴾ [صٓ: 10]
Mahmud Muhammad Abduh Mise waxaa u sugnaaday xukunka Samooyinka iyo dhulka iyo waxa u dhaxeeya, ha uu koreen sallaanno xagga (samada) |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Mise waxaa u sugnaaday xukunka Samooyinka iyo dhulka iyo waxa u dhaxeeya, ha uu koreen sallaanno xagga (samada) |