×

Allaah wuxuu dhigaa tusaale: waa addoon ay wadaagaan niman badan oo is 39:29 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Az-Zumar ⮕ (39:29) ayat 29 in Somali

39:29 Surah Az-Zumar ayat 29 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Az-Zumar ayat 29 - الزُّمَر - Page - Juz 23

﴿ضَرَبَ ٱللَّهُ مَثَلٗا رَّجُلٗا فِيهِ شُرَكَآءُ مُتَشَٰكِسُونَ وَرَجُلٗا سَلَمٗا لِّرَجُلٍ هَلۡ يَسۡتَوِيَانِ مَثَلًاۚ ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِۚ بَلۡ أَكۡثَرُهُمۡ لَا يَعۡلَمُونَ ﴾
[الزُّمَر: 29]

Allaah wuxuu dhigaa tusaale: waa addoon ay wadaagaan niman badan oo is khilaaafsan, iyo addoon kale oo gebigiba uu wada leeyahay hal nin. Miyey labadaasu isku mid yihiin xaal ahaan? Ammaan oo dhan iyo mahadba waxaa mudan Allaah, balse badankoodu ma oga

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ضرب الله مثلا رجلا فيه شركاء متشاكسون ورجلا سلما لرجل هل يستويان, باللغة الصومالية

﴿ضرب الله مثلا رجلا فيه شركاء متشاكسون ورجلا سلما لرجل هل يستويان﴾ [الزُّمَر: 29]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe wuxuu qadaray tusaale nin dad wadaagaan iskuna khilaafsan iyo mid usugnaada ruux si gaar ah ma egyihiin tusaale ahaan. mahad Eebaa iska lch dadka badidiisna ma oga
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebe wuxuu qadaray tusaale nin dad wadaagaan iskuna khilaafsan iyo mid usugnaada ruux si gaar ah ma egyihiin tusaale ahaan. mahad Eebaa iska leh dadka badidiisna ma oga
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek