×

Hubaal Waxaan Annagu kuugu soo waxyoonnay Kitaabka dadka darti si Xaq ah. 39:41 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Az-Zumar ⮕ (39:41) ayat 41 in Somali

39:41 Surah Az-Zumar ayat 41 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Az-Zumar ayat 41 - الزُّمَر - Page - Juz 24

﴿إِنَّآ أَنزَلۡنَا عَلَيۡكَ ٱلۡكِتَٰبَ لِلنَّاسِ بِٱلۡحَقِّۖ فَمَنِ ٱهۡتَدَىٰ فَلِنَفۡسِهِۦۖ وَمَن ضَلَّ فَإِنَّمَا يَضِلُّ عَلَيۡهَاۖ وَمَآ أَنتَ عَلَيۡهِم بِوَكِيلٍ ﴾
[الزُّمَر: 41]

Hubaal Waxaan Annagu kuugu soo waxyoonnay Kitaabka dadka darti si Xaq ah. Ee mid kastoo raacaa dhabbaha toosan waxay dan u tahay naftiisa, oo mid kastoo lumaa waxay uun ka go’an tahay korkiisa, oo adigu ma tihid mid xil kaa saaran yahay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إنا أنـزلنا عليك الكتاب للناس بالحق فمن اهتدى فلنفسه ومن ضل فإنما, باللغة الصومالية

﴿إنا أنـزلنا عليك الكتاب للناس بالحق فمن اهتدى فلنفسه ومن ضل فإنما﴾ [الزُّمَر: 41]

Mahmud Muhammad Abduh
Annagaa kugu soodajinay Kitaabka (Quraanka) Dadka dartiis si dhab ah, ruuxii hanuunana wuxuu anfici naftiisa, kii dhumana wuxuu dhibi naftiisa, adiguna Nabiyow kama tihid wakiil
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Annagaa kugu soodajinay Kitaabka (Quraanka) Dadka dartiis si dhab ah, ruuxii hanuunana wuxuu anfici naftiisa, kii dhumana wuxuu dhibi naftiisa, adiguna Nabiyow kama tihid wakiil
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek