×

Waxay ka qariyaan (niyooyinkooda iyo camalladooda xun) dadka, kamase qarin karaan Allaah, 4:108 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:108) ayat 108 in Somali

4:108 Surah An-Nisa’ ayat 108 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 108 - النِّسَاء - Page - Juz 5

﴿يَسۡتَخۡفُونَ مِنَ ٱلنَّاسِ وَلَا يَسۡتَخۡفُونَ مِنَ ٱللَّهِ وَهُوَ مَعَهُمۡ إِذۡ يُبَيِّتُونَ مَا لَا يَرۡضَىٰ مِنَ ٱلۡقَوۡلِۚ وَكَانَ ٱللَّهُ بِمَا يَعۡمَلُونَ مُحِيطًا ﴾
[النِّسَاء: 108]

Waxay ka qariyaan (niyooyinkooda iyo camalladooda xun) dadka, kamase qarin karaan Allaah, wuuna la socdaa markay ku caweeyaan habeenkii hadal uusan raalli ka ahayn, oo Allaah waa uu koobaa waxa ay falaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: يستخفون من الناس ولا يستخفون من الله وهو معهم إذ يبيتون ما, باللغة الصومالية

﴿يستخفون من الناس ولا يستخفون من الله وهو معهم إذ يبيتون ما﴾ [النِّسَاء: 108]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxay iska darin Dadka iskamana Qariyaan Eebe isagoo la jooga markay Maamuli wuxuusan raalli ka ahayn oo hadal ah. Eebana waxay Camal fali wuu Koobay
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxay iska darin Dadka iskamana Qariyaan Eebe isagoo la jooga markay Maamuli wuxuusan raalli ka ahayn oo hadal ah. Eebana waxay Camal fali wuu Koobay
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek