×

Oo hadduusan jirin Fadliga Ilaahay korkaaga iyo Naxariistiisa, waxay xaqiiq ku hammin 4:113 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:113) ayat 113 in Somali

4:113 Surah An-Nisa’ ayat 113 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 113 - النِّسَاء - Page - Juz 5

﴿وَلَوۡلَا فَضۡلُ ٱللَّهِ عَلَيۡكَ وَرَحۡمَتُهُۥ لَهَمَّت طَّآئِفَةٞ مِّنۡهُمۡ أَن يُضِلُّوكَ وَمَا يُضِلُّونَ إِلَّآ أَنفُسَهُمۡۖ وَمَا يَضُرُّونَكَ مِن شَيۡءٖۚ وَأَنزَلَ ٱللَّهُ عَلَيۡكَ ٱلۡكِتَٰبَ وَٱلۡحِكۡمَةَ وَعَلَّمَكَ مَا لَمۡ تَكُن تَعۡلَمُۚ وَكَانَ فَضۡلُ ٱللَّهِ عَلَيۡكَ عَظِيمٗا ﴾
[النِّسَاء: 113]

Oo hadduusan jirin Fadliga Ilaahay korkaaga iyo Naxariistiisa, waxay xaqiiq ku hammin lahayd koox ka mid ah inay ku marin habaabiyaan, mase marin habaabiyaan waxaan aheyn nafahooda, waxnana kuma yeeli karaan.. oo Wuxuu Allaah kuu soo waxyooday Kitaabka iyo Xikmadda oo ku baray wax aadan horay u aqoon. Oo fadliga uu Allaah ku siiyey waa mid aad u weyn

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولولا فضل الله عليك ورحمته لهمت طائفة منهم أن يضلوك وما يضلون, باللغة الصومالية

﴿ولولا فضل الله عليك ورحمته لهمت طائفة منهم أن يضلوك وما يضلون﴾ [النِّسَاء: 113]

Mahmud Muhammad Abduh
Hadduusan jirin fadliga Eebee korkaaga iyo Naxariistiisa waxay Hammin lahayd Koox (dooni lahayd) oo ma kid ah inay ku dhumiyaan mana dhumiyaan Naftooda mooyee mana kaa dhibaan waxba, wuxuuna kugu soo dajiyey Eebe Kitaabka iyo Xigmadda wuxuuna ku baray waxaadan aqoon Fadliga Eebana korkaaga waa ku waynyahay
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek