×

Hubaal! Allaah ma dhaafo in wax uun lala wadaajiyo Isaga, wuxuuse u 4:116 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:116) ayat 116 in Somali

4:116 Surah An-Nisa’ ayat 116 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 116 - النِّسَاء - Page - Juz 5

﴿إِنَّ ٱللَّهَ لَا يَغۡفِرُ أَن يُشۡرَكَ بِهِۦ وَيَغۡفِرُ مَا دُونَ ذَٰلِكَ لِمَن يَشَآءُۚ وَمَن يُشۡرِكۡ بِٱللَّهِ فَقَدۡ ضَلَّ ضَلَٰلَۢا بَعِيدًا ﴾
[النِّسَاء: 116]

Hubaal! Allaah ma dhaafo in wax uun lala wadaajiyo Isaga, wuxuuse u dhaafaa waxa intaa aan ahayn qofkuu doono. Oo qofkii la wadaajiya wax uun Allaah, wuxuu xaqiiq lumaa lumid fog

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إن الله لا يغفر أن يشرك به ويغفر ما دون ذلك لمن, باللغة الصومالية

﴿إن الله لا يغفر أن يشرك به ويغفر ما دون ذلك لمن﴾ [النِّسَاء: 116]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe ma dhaafo in lala Wadaajiyo (Cidkale Cibaadada) wuuse ka dhaafa wixii waxaas ka soo hadhay Cidduu doono. Ruuxii la wadaajiya Eebe wuxuu dhumay dhumid wayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek