×

Allaah ma jecla ku dhawaaqa hadalka kiisa xun, mid maahee uu yidhaahdo 4:148 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:148) ayat 148 in Somali

4:148 Surah An-Nisa’ ayat 148 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 148 - النِّسَاء - Page - Juz 6

﴿۞ لَّا يُحِبُّ ٱللَّهُ ٱلۡجَهۡرَ بِٱلسُّوٓءِ مِنَ ٱلۡقَوۡلِ إِلَّا مَن ظُلِمَۚ وَكَانَ ٱللَّهُ سَمِيعًا عَلِيمًا ﴾
[النِّسَاء: 148]

Allaah ma jecla ku dhawaaqa hadalka kiisa xun, mid maahee uu yidhaahdo qof lagu gardarrooday. Oo Allaah waa wax kasta Maqle,wax kasta Ogsoon

❮ Previous Next ❯

ترجمة: لا يحب الله الجهر بالسوء من القول إلا من ظلم وكان الله, باللغة الصومالية

﴿لا يحب الله الجهر بالسوء من القول إلا من ظلم وكان الله﴾ [النِّسَاء: 148]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Ma Jeela Eebe in lala Qayliyo Xumaan oo Madal ah Ruux la Dulmiyey Mooyee Eebana waa Maqle og
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek