Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 151 - النِّسَاء - Page - Juz 6
﴿أُوْلَٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡكَٰفِرُونَ حَقّٗاۚ وَأَعۡتَدۡنَا لِلۡكَٰفِرِينَ عَذَابٗا مُّهِينٗا ﴾
[النِّسَاء: 151]
﴿أولئك هم الكافرون حقا وأعتدنا للكافرين عذابا مهينا﴾ [النِّسَاء: 151]
Mahmud Muhammad Abduh Kuwaasi iyaga umbaa Gaalo dhab ah, waxaana u darbannay Gaalada Cadaab wax Dulleeya |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Kuwaasi iyaga umbaa Gaalo dhab ah, waxaana u darbannay Gaalada Cadaab wax Dulleeya |