×

Mise waxay ku xasdaan dadka waxa uu Allaah siiyey oo ka mid 4:54 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:54) ayat 54 in Somali

4:54 Surah An-Nisa’ ayat 54 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 54 - النِّسَاء - Page - Juz 5

﴿أَمۡ يَحۡسُدُونَ ٱلنَّاسَ عَلَىٰ مَآ ءَاتَىٰهُمُ ٱللَّهُ مِن فَضۡلِهِۦۖ فَقَدۡ ءَاتَيۡنَآ ءَالَ إِبۡرَٰهِيمَ ٱلۡكِتَٰبَ وَٱلۡحِكۡمَةَ وَءَاتَيۡنَٰهُم مُّلۡكًا عَظِيمٗا ﴾
[النِّسَاء: 54]

Mise waxay ku xasdaan dadka waxa uu Allaah siiyey oo ka mid ah Deeqdiisa? Waxaanse xaqiiq siinnay reer Ibraahiim Kitaabka iyo Xikmadda, oo waxaanu siinnay boqortooyo aad u weyn (waagii xukunkii Daawuud iyo Sulaymaan)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أم يحسدون الناس على ما آتاهم الله من فضله فقد آتينا آل, باللغة الصومالية

﴿أم يحسدون الناس على ما آتاهم الله من فضله فقد آتينا آل﴾ [النِّسَاء: 54]

Mahmud Muhammad Abduh
Mise waxay ku Xasdi Dadka waxa Eebe Siiyey oo Fadli ah, waxaan Siinay Ehelkii Ibraahiim Kitaabka iyo Xigmad, waxaana siinay Xukun Wayn
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek