×

Qoladii Nuux iyo colalkii ka dambeeyay baa beeniyey (anbiyadii Ilaahay) hortood iyaga, 40:5 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ghafir ⮕ (40:5) ayat 5 in Somali

40:5 Surah Ghafir ayat 5 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ghafir ayat 5 - غَافِر - Page - Juz 24

﴿كَذَّبَتۡ قَبۡلَهُمۡ قَوۡمُ نُوحٖ وَٱلۡأَحۡزَابُ مِنۢ بَعۡدِهِمۡۖ وَهَمَّتۡ كُلُّ أُمَّةِۭ بِرَسُولِهِمۡ لِيَأۡخُذُوهُۖ وَجَٰدَلُواْ بِٱلۡبَٰطِلِ لِيُدۡحِضُواْ بِهِ ٱلۡحَقَّ فَأَخَذۡتُهُمۡۖ فَكَيۡفَ كَانَ عِقَابِ ﴾
[غَافِر: 5]

Qoladii Nuux iyo colalkii ka dambeeyay baa beeniyey (anbiyadii Ilaahay) hortood iyaga, oo ummad walbaa waxay qorsheeyeen lidka Rasuulkooda si ay u dilaan, oo waxay ku doodeen baadil si ay ugu tirtiraan Xaqa, markaas baan qabtay, ee sidee bay u aheyd mid daran Ciqaabtaydii

❮ Previous Next ❯

ترجمة: كذبت قبلهم قوم نوح والأحزاب من بعدهم وهمت كل أمة برسولهم ليأخذوه, باللغة الصومالية

﴿كذبت قبلهم قوم نوح والأحزاب من بعدهم وهمت كل أمة برسولهم ليأخذوه﴾ [غَافِر: 5]

❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek