Quran with Somali translation - Surah Ghafir ayat 6 - غَافِر - Page - Juz 24
﴿وَكَذَٰلِكَ حَقَّتۡ كَلِمَتُ رَبِّكَ عَلَى ٱلَّذِينَ كَفَرُوٓاْ أَنَّهُمۡ أَصۡحَٰبُ ٱلنَّارِ ﴾
[غَافِر: 6]
﴿وكذلك حقت كلمة ربك على الذين كفروا أنهم أصحاب النار﴾ [غَافِر: 6]
Mahmud Muhammad Abduh Saasayna ugu sugnaatay kalimadii Eebe «ciqaabtiisu» kuwii gaaloobay, waana inay yihiin naarta ehelkeeda |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Saasayna ugu sugnaatay kalimadii Eebe «ciqaabtiisu» kuwii gaaloobay, waana inay yihiin naarta ehelkeeda |