Quran with Somali translation - Surah Ghafir ayat 52 - غَافِر - Page - Juz 24
﴿يَوۡمَ لَا يَنفَعُ ٱلظَّٰلِمِينَ مَعۡذِرَتُهُمۡۖ وَلَهُمُ ٱللَّعۡنَةُ وَلَهُمۡ سُوٓءُ ٱلدَّارِ ﴾
[غَافِر: 52]
﴿يوم لا ينفع الظالمين معذرتهم ولهم اللعنة ولهم سوء الدار﴾ [غَافِر: 52]
Mahmud Muhammad Abduh Maalintayna antacayn daalimiinta cudur daarkoodu, ayna u sugnaan Naclad iyo Guri xun (Naar) |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Maalintayna anfacayn daalimiinta cudur daarkoodu, ayna u sugnaan Naclad iyo Guri xun (Naar) |